Connect with us

somalilandtoday.com

Xamaas oo Israa’iil ku eedeysay inay jebisay heshiiskii ay wada-galeen

focus

Xamaas oo Israa’iil ku eedeysay inay jebisay heshiiskii ay wada-galeen

Xamaas oo Israa’iil ku eedeysay inay jebisay heshiiskii ay wada-galeen

Saraakiisha ururka Xamaas ayaa Israa’iil ku eedeeyay inay Isniintii shalay jebisay heshiiskii xabbad-joojinta ee ay horey u gaadheen. Waxayna ku hanjabeen inay dib u dhigi doonaan sii deynta la haystayaal badan, taasoo keentay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku hanjabo in “ciqaab adag ay dhici doonto” haddii dhammaan la haystayaasha harsan aysan Xamaas sii dayn Sabtida. Isweydaarsiga maxaabiista ee xiga ayaa loo balansanaa Sabtida soo socota, iyadoo saddex kale oo Israa’iiliyiin ah lagu wado in la sii daayo si loogu beddelo boqollaal maxaabiis Falastiiniyiin ah oo ay Israa’iil xabsiga dhigtay

More in focus

To Top