Connect with us

somalilandtoday.com

Suudaan oo diidday dalab uga yimi dawladda Imaaraadka Carabta

focus

Suudaan oo diidday dalab uga yimi dawladda Imaaraadka Carabta

Suudaan oo diidday dalab uga yimi dawladda Imaaraadka Carabta

Dawladda Suudaan ayaa diidday dalab uga yimi dawladda Imaaraadka Carabta kaas oo ahaa in heshiis xabbad joojina dalkaas laga hir geliyo bisha Ramdaan.

Hoggaamiyaha Mileteriga Suudaan Cabdifataax Al-Burhaan ayaa ganafka ku dhiftay codsiga Imaaraadka Carabta isaga oo sheegay in uu soo afjarayo kooxda RSF oo maalmihii la soo dhaafay laga qabsaday dhul aad u badan.

More in focus

To Top