Connect with us

somalilandtoday.com

Mareykanka oo hub $8 bilyan ah ka iibinaya Israa’iil

focus

Mareykanka oo hub $8 bilyan ah ka iibinaya Israa’iil

Mareykanka oo hub $8 bilyan ah ka iibinaya Israa’iil

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargelisay hub ku kacaya adduun dhan 8 bilyan oo dollar oo qorshuhu yahay in laga iibiyo Israa’iil sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka.

Israa’iil oo xulafo la ah Mareykanka ayaa weli sii wadda dagaalka ka dhanka ah Xamas ee ka socda Gaza, oo billaamay bishii October 2024.

More in focus

To Top