Connect with us

somalilandtoday.com

Musharax Cirro oo kulan la yeeshay Safiirada Dalalka Denmarka caalamka

focus

Musharax Cirro oo kulan la yeeshay Safiirada Dalalka Denmarka caalamka

Musharax Cirro oo kulan la yeeshay Safiirada Dalalka Denmarka caalamka

Musharax Madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirada Dalalka Denmark , UK , EU, Sweden, Switzerland, Norway, Czech Republic iyo France, waxaana ay safiiradani ay goob-joogayaal ka ahayeen Doorashadii Somaliland ka dhacdey maalintii shalay aheyd.

Musharax Cirro kulankan waxaa ku wehelinaayey gudoomiyaha xisbiga WADDANI , Xoghayaha Guud ee xisbiga , Gudoomiye ku xigeen Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Siyaasi Maxamed Cismaan Fadal

More in focus

To Top