Connect with us

somalilandtoday.com

Mareykanka oo IRAN ku eedeeyey  qorshe laga doonayay in lagu khaarijiyo Trump

focus

Mareykanka oo IRAN ku eedeeyey  qorshe laga doonayay in lagu khaarijiyo Trump

Mareykanka oo IRAN ku eedeeyey  qorshe laga doonayay in lagu khaarijiyo Trump

Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa Jimcihii shaaca ka qaadday, qorshe ay sheegtay in ay Iran soo maleegtay kaas oo ay ku rabtay in ay ku khaarijiso madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump, ka hor iyo ka dib doorshadii dhacday salaasadii aynu kasoo gudubnay.

More in focus

To Top