Connect with us

somalilandtoday.com

Xubno ka mid ah komishanka doorashooyinka oo maanta booqday Fadhiisamada Ciidamada Qaranka JSL ee Degmada Oog

focus

Gudoomiye Kuxigeenka KDQ Axmed Cismaan Xasan iyo Komishineer Siciid Maxamed Cisnmaan ayaa waxay maanta booqdeen Fadhiisamada Ciidamada Qaranka JSL ee Degmada Oog, waxayna kulan la yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka JSL. Waxa kale oo ay waftigu kulan la qaateen laamaha Amniga ee Gobolka Saraar, waxay labada dhinac kulanka kaga wada hadleen hawlaha amniga doorashada

More in focus

To Top