Connect with us

somalilandtoday.com

Maalin ayaa ka hartay doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024

focus

Maalin ayaa ka hartay doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024

Maalin ayaa ka hartay doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024

Maanta oo Isniin ah ayaa ka hadhay, maalinta ay dhici doonto doorashada madaxtinimada Mareykanka ee sannadkaan 2024-ka, oo ah salaasada berri ah oo ay bisha November ku beegantahay 5.

Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya madaxweyne ku xigeenka xilligan ee Mareykanka, haweeneyda lagu magacaabo Kamala Harris, oo dimoqraadi ah iyo madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump oo Jamhuri ah. Doorashadan ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwii ugu muhiimsanaa ee soo mara taariikhda America.

More in focus

To Top