Connect with us

somalilandtoday.com

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa UK ee Somaliland

focus

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa UK ee Somaliland

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa UK ee Somaliland

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa kulan muhiim ah magaalada Burco kula yeeshay Madaxa UK ee Somaliland Ilyas Malek iyo saraakiil kale oo ka socday safaaradda UK. Kulankan ayaa waxa sida oo kale ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socday hay’adda NIMD & qayb ka mid ah ururrada sida SOYDAVO, SONYO, iyo YEEL oo Komishanka kala shaqeeya dhinaca wacyigelinta cod-bixiyayaasha, kuwaas oo todobaadadii u dambeeyey ku hawlanaa wacyigelinta cod-bixiyayaasha Gobolka Togdheer.

More in focus

To Top