Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaaliya oo caydhisey diblomaasi Itoobiyaan ah

focus

Soomaaliya oo caydhisey diblomaasi Itoobiyaan ah

Soomaaliya oo caydhisey diblomaasi Itoobiyaan ah

Dowladda Soomaaliya, ayaa salaasadii shalay dalkeeda ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Cali Maxamed Aden, inuu faraha kula jiray “falal aanan waafaqsaneyn doorkiisa diblamaasinimo”.

Cali Maxamed Adan oo ahaa ku xigeenka qunsulka Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho, ayaa lagu amray in uu dalka kaga baxo muddo 72 saacadood gudahood.

More in focus

To Top