Connect with us

somalilandtoday.com

Komishanka Doorashooyinka oo tababar u furay hawlwadeenada heer-gobol iyo heer-degmo

focus

Komishanka Doorashooyinka oo tababar u furay hawlwadeenada heer-gobol iyo heer-degmo

Komishanka Doorashooyinka oo tababar u furay hawlwadeenada heer-gobol iyo heer-degmo

Komishanka Doorashooyinka Qaranak JSL ayaa maanta tababar u furay hawlwadeenada heer-gobol iyo heer-degmo ee KDQ. Tababrkan oo lagu qabtay gobolada dalka JSL, tababarkani oo ahaa kuwa ugu muhiimsan hawlaha doorashada ayaa waxay ku qaaten:

  1. Habraaca Maamulka Natiijada Doorashada.
    2-Habraaca maamulka Cabashooyinka Doorashada.
    3-Xeernidaamiyaha Hubinta Codbixiyeyasaasha Bu’da isha (IBVVS).

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top