Connect with us

somalilandtoday.com

Goob-joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka Somaliland oo war cusub soo saaray

focus

Goob-joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka Somaliland oo war cusub soo saaray

Goob-joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka Somaliland oo war cusub soo saaray

Goob joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka Somaliland ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in ay kor joogtayn doonaan hannaanka ay u dhacayso Doorashooyinka Somaliland.

Madaxa Kormeerayaasha eeTim Cole ayaa sheegay u jeedada ay Somaliland u yimaadeen ay tahay sidii ay u indho indhayn lahaayeen Geeddi socodka Ololaha Doorashada, Qaabka loo isticmaalayo warbaahinta iyo hannaanka ay u dhici doonto doorashadu.

More in focus

To Top