Connect with us

somalilandtoday.com

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo qaabilay Safiirka Dalka Denmark

focus

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo qaabilay Safiirka Dalka Denmark

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo qaabilay Safiirka Dalka Denmark

Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) ayaa maanta xaruntiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne Andersen oo ay weheliyaan , Madaxa xafiiska Denmark ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Mathias Kjaer iyo sarkaal ka tirsan Safaara Mr Abdiqani.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen halka ay marayaan hawlaha doorashooyinka isku-sidkan ee 13ka Novermber, Safiirka ayaa KDQ ku amaanay sida ay ugu diyaargaroobeen Doorashadsa .

Markii shirku soo dhammaaday, KDQ iyo Safiirka ayaa soo kormeeray bakhaarka lagu diyaarinayo agabka codbixinta doorashada 13ka November 2024.

More in focus

To Top