Connect with us

somalilandtoday.com

Madax-dhaqameedka beesha Arab oo bayaan soo saaray.

focus

Madax-dhaqameedka beesha Arab oo bayaan soo saaray.

Madax-dhaqameedka beesha Arab oo bayaan soo saaray.

Salaadiinta, Cuqaasha Iyo Guddiyada Beesha ARAB ayaa waxaa maanta ku dhawaaqey laba Qodob oo Beesha ARAB isla qaatay

In Dhamaan Beesha ARAB ay codkeeda madaxweyne nimo ay siiso Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro

In Beesha ARAB codkeeda Urur-nimo ay siiso ururka ay beeshu leedahay ee HORSEED.

Go.aamadan ayay saladiinta ARAB sheegen in sababta ay u qateen ay tahay midnimada Beesha dhexdeed

More in focus

To Top