Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya oo sheegay in uu waajahayo halis amni

focus

Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya oo sheegay in uu waajahayo halis amni

Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya oo sheegay in uu waajahayo halis amni

Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya Rigathi Gachagua ayaa sheegay in ciidankii ilaalinayay lagala laabtay, waxa uuna ka digay in wax kasta oo ku dhaca uu mas’uul ka noqonayo madaxweyne William Ruto.

Gachagua ayaa xilka waayey kadib markii mooshin xil ka xayuubin ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamanka, islamarkaana uu ku guul-darreystay in maxkamadda sare ay joojiso.

More in focus

To Top