Connect with us

somalilandtoday.com

Komishanka Doorashooyinka oo maanta Madaarka Cigaal ka soo dejiyey agabkii ugu danbeeyey ee doorashooyinka

focus

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ka soo-dejiyey agabkii ugu danbeeyey ee doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL oo ka kooban Sanaaduuqdii, Ilo-xidhkii, Khadkii iyo Shaabadihii Codbixinta, halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top