Connect with us

somalilandtoday.com

Israa’iil oo duqeymo xooggan ka fulisay koonfurta Beirut

focus

Israa’iil oo duqeymo xooggan ka fulisay koonfurta Beirut

Israa’iil oo duqeymo xooggan ka fulisay koonfurta Beirut

Duqaymo xooggan oo xidhiidh ah ayaa Subaxnimadii hore ee maanta laga maqlay dhinaca koonfureed ee magaalada Beirut.

Dad goobjoogayaal ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in bambooyinkaasi ku soo dhacay caasimadda Lubnaan laga arkayay meel jirta dhawr kilometer.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ciidamadooda cirku ay fuliyeen duqaymo xidhiidh ah oo ay ku beegsanayaan meelaha ay hubka ku kaydsadaan kooxda Xizbullah ee ku yaalla magaalada Beirut.

More in focus

To Top