Connect with us

somalilandtoday.com

Netanyahu oo ku hanjabay in uu ka aargudan doono weerarkii IRAN

focus

Netanyahu oo ku hanjabay in uu ka aargudan doono weerarkii IRAN

Netanyahu oo ku hanjabay in uu ka aargudan doono weerarkii IRAN

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Islaamiyiinta Iran ay sameeyeen “khalad weyn” markii ay weerar ballaaran oo gantaala ah ay ku qaadeen dalkiisa Talaadadii shalay, isagoo ku goodiyay inay ka shalayn doonaan.

Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in weerarkan uu jawaab u ahaa dilkii Israel ee hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah ee todobaadkii hore iyo sidoo kale geeridii hoggaamiyihii Xamas Ismail Haniyeh, oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Tehran, oo Iran ay ku eedeysay Israel.

More in focus

To Top