Connect with us

somalilandtoday.com

Tirada Ururada ka qeyb galaya Doorashada Somaliland ka dhacaysa oo la shaaciyey.

focus

Tirada Ururada ka qeyb galaya Doorashada Somaliland ka dhacaysa oo la shaaciyey.

Tirada Ururada ka qeyb galaya Doorashada Somaliland ka dhacaysa oo la shaaciyey.

Guddida diiwaan galinta Ururada Siyaasadda iyo anshaxa xisbiyada Qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmiya u shaaciyay 7-da urur ee ka qayb gali doona doorashadda dalka ka dhici doonta sannadkan 2024-ka, tirada ururada siyaasadda ayaa markii hore ahaa 10 urur, waxaana ka hadhay Waaberi, Mideeye iyo Ogaal.

Toddoba urur iyo saddexda xisbi qaran ayay maanta u gudbiyeen gudiga ururada siyaasadu komishanka doorashooyinka Somaliland, doorashada sanadkan ayaa waxa ka dhiman wax ka yar 60 cisho taasi loo astyeeyay in isa-saar lagu galo doorashooyinka sanadkan loo qorsheeyay in ay dhacaan.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top