Connect with us

somalilandtoday.com

“Xildhibaan xil laga qaadayaa ma jiro..“ Xildhibaan Maydhane

focus

“Xildhibaan xil laga qaadayaa ma jiro..“ Xildhibaan Maydhane

“Xildhibaan xil laga qaadayaa ma jiro..“ Xildhibaan Maydhane

Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland ee saaka loo ballansanaa ayaan furmin kadib markii tirada xildhibaannadii loo baahnaa aanay kasoo xaadirin fadhiga.

49 xildhibaan ayaa soo xaadiray golaha, halka loo baahnaa inay soo xaadiraan xildhibaano gaadhaya 55 xildhibaan si ay cod ugu qaadaan xildhibaan Maxamed Abiib, kadib markii xeer ilaalinta guud usoo gudbisay goloha wakiillada soo jeedin ah maamuus ka xayuubin.

More in focus

To Top