Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo markii ugu horraysay sheegtay in maxaabiista ku xidhan Laascaanood ay la soo wareegayso

focus

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay in maxaabiista Laascaanood iyo kuwa Hargaysa ku xidhan ay diyaar u yuhiin dhankooda in si nabad geliyo ah oo shuruud la’aan ah loola kala wareego.

Wasiirka Arimaha gudaha ahna gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa BBC u sheegay “in dhankooda ay diyaar u yihiin in si nabad geliyo ah oo shuruud la’aan ah looga wada hadlo” maxaabiista dagaalkii Sool,

Wasiirku wuxuu intaa ku daray in ay jiraan wadahadalo u dhexeeya labada dhinac ee Somaliland iyo SSC oo ku saabsan arimaha maxaabiista.

More in focus

To Top