Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi oo xilkii ka qaaday Safiir ku-xigeenkii Somaliland ee dalka Itoobiya

focus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Safiir ku-xigeenkii Somaliland ee Itoobiya Amb. Barkhad Maxamuud Kaariye

Amb. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay xilkaqaadistiisa.

More in focus

To Top