Connect with us

somalilandtoday.com

TRUMP oo ku dhowaaqay madaxweyne ku-xigeenkiisa – Waa kuma shaqsiga uu xushay?

focus

TRUMP oo ku dhowaaqay madaxweyne ku-xigeenkiisa – Waa kuma shaqsiga uu xushay?

TRUMP oo ku dhowaaqay madaxweyne ku-xigeenkiisa – Waa kuma shaqsiga uu xushay?

Donald Trump ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigeenkiisa tartanka kala qeyb galaya ee xisbiga Jamhuuriga Senator-ka Ohio JD Vance.

Ergada Shirweynaha Qaranka ee Jamhuuriga (RNC) ayaa si rasmi ah u doortay Mr Vance, oo 39 jir ah, Isniintii ka dib markii Trump uu ku shaaciyay barahiisa bulshada .

Mr Vance waa maalqabeen wax ku bartay Yale, waana qoraa filimkii loogu iibinta badnaa ee Hillbilly Elegy.

More in focus

To Top