Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal wasaaraha Hindiya oo booqasho ku tagay dalka Ruushka

focus

Raysal wasaaraha Hindiya oo booqasho ku tagay dalka Ruushka

Raysal wasaaraha Hindiya oo booqasho ku tagay dalka Ruushka

Raysal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi , ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tagay Ruushka illaa markii uu bilaabmay dagaalka Ukraine.

Waxaana uu Madaxweyne Vladimir Putin u qaabilay si saaxiibtinimo leh, isaga ku soo dhaweeyay guri qasri ah oo uu  ku leeyahay Novo-Ogoryovo oo ku taalla duleedka magaalada Moscow.

Labada hogaamiye  kulankooda rasmiga ah   yeelanaya  aqalka Ruushka looga taliyo ee Kiriimalayn.

More in focus

To Top