Connect with us

somalilandtoday.com

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo safar ugu baxay dalka Jabuuti

focus

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo safar ugu baxay dalka Jabuuti

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo safar ugu baxay dalka Jabuuti

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa safar shaqo ugu anbabaxay dalka Djibouti kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle

Qoraal kasoo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu yidhi “Safarka Hoggaamiyaha ayay muhiimadiisu tahay xoojinta walaalnimada, nabadda, xasilloonida gobolka iyo taageerada dhismaha Dowlad-dhiska Soomaaliya”.

Kooxda Khaatumo ayaa hore dowlada Jabuuti ugu eedayn jirtay in ay qayb ka ahayd dagaalkii Laascaanood, lakiin Wasiirka Maaliyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in Jabuuti anay wax lug ah ku lahayn dagaalka.

More in focus

To Top