Connect with us

somalilandtoday.com

UK: Laba wiil oo 12 jirro ah oo lagu helay dilka wiil 19 jir ahaa

focus

UK: Laba wiil oo 12 jirro ah oo lagu helay dilka wiil 19 jir ahaa

UK: Laba wiil oo 12 jirro ah oo lagu helay dilka wiil 19 jir ahaa

Dalka Ingiriiska, waxaa aad loo hadal hayaa kiiska laba wiilal 12 sanno jirro ah oo ay guddi xeer-beegti ah ku heleen danbi ah, in ay maqar ama baangad ku dileen wiil 19 jir ahaa bishi November ee sannadki hore.

Labadani wiil oo aanan wali magacyadooda la shaacin sababo la xidhiidha da’dooda oo aad u yar ayaa noqday carruurti ugu da’da yareyd ee lagu helo danbi dil ah, gudaha dalka Ingiriiska.

More in focus

To Top