Connect with us

somalilandtoday.com

Pakistan iyo Sacuudiga oo ku baaqay xabad-joojin ka dhacda Gaza

focus

Pakistan iyo Sacuudiga oo ku baaqay xabad-joojin ka dhacda Gaza

Pakistan iyo Sacuudiga oo ku baaqay xabad-joojin ka dhacda Gaza

Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Pakistan ayaa si wadajir ah ugu baaqay in xabad joojin laga sameeyo Gaza, halkaasi oo muddo lix bilood ah uu ka socdo dagaalka Xamaas iyo Israa’iil.

Sacuudiga ayaa si gaar ah uu soo jeediyay in xiisadda gobolka la dajiyo iyadoo aanu soo hadal qaadin duqayntii Iran ay ku samaysay Israa’iil.

More in focus

To Top