Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Sucuudiga oo ku dhawaaqday inay Berri soon tahay.

focus

Dawladda Sucuudiga oo ku dhawaaqday inay Berri soon tahay.

Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in aan la arag bishii Shawaal taa darteedna la dhammaystirayo 30 ka bisha Ramadaan.

Xukuumadda Somaliland ayaa la filayaa inay goor dhaw ku dhawaaqdo inay barri ciid tahay in la soomayo.

More in focus

To Top