Connect with us

somalilandtoday.com

Maydka Marxuum uu liqay dhaam ku yaalla gobolka Awdal oo la helay ka dib baadhitaan socday in ka badan 24 saacadood

focus

 Baadhitaan socday in ka badan 24 saacadood waxaa goor dhawayd la helay maydka Marxuum Cabdiraxmaan Mukhtaar oo shalay subax uu liqay dhaamka degmada Dila ee gobolka Awdal.

Masuuliyiinta Gobolka Ayaa ilaa saaka duljoogay balliga Dila si ay qayb uga ahaadaan dedaalka Baadigoobka.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka geeriyooday ayaa la halkaasi lagu aasi doonaa.

More in focus

To Top