Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaaliya Oo Eriday Safiirkii Itoobiya Ee Muqdisho

focus

Soomaaliya Oo Eriday Safiirkii Itoobiya Ee Muqdisho

Soomaaliya Oo Eriday Safiirkii Itoobiya Ee Muqdisho

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa go’aamiyay in la eryo safiirka Ethiopia ee Muqdisho.

Sidoo kale waxa ay go’aamiyeen in la xidho xafiisyada Ethiopia ee Garoowe iyo Hargeysa inkasta oo aan labada magaaloba amarkoodu ka shaqayn, halkan hoose ka daawo

More in focus

To Top