Connect with us

somalilandtoday.com

Netanyahu oo sheegay in uu xidhi doono xafiiska Aljazeera ee Israa’iil

focus

Netanyahu oo sheegay in uu xidhi doono xafiiska Aljazeera ee Israa’iil

Netanyahu oo sheegay in uu xidhi doono xafiiska Aljazeera ee Israa’iil

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu albaabada isugu dhufan doono xafiiska uu Telefishanka Aljazeera ee laga leeyahay dalka Qatar, ku leeyahay gudaha Israa’iil.

Netanyahu ayaa raacaya sharci cusub oo ay soo saartay Israa’iil, kaas oo xukuumadda awood u siinaya inay tallaabo ka qaaddo hay’adaha warbaahineed ee ajnebiga ah ee halista ku noqda amniga qaranka ee dalkaas.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top