Connect with us

somalilandtoday.com

Booliska Israa’iil oo xidhay gabadh la dhalatay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas

focus

Booliska Israa’iil oo xidhay gabadh la dhalatay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas

Booliska Israa’iil oo xidhay gabadh la dhalatay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas

Booliiska Israa’iil ayaa xidhay gabadh la dhalatay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh. Bayaan uu soo saaray booliiska ayaa lagu sheegay in haweeney 57 jir ah la xidhay iyadoo looga shakiyay inay xidhiidh la leedahay kooxda xagjirka ah. Waxay degan tahay magaalada Tel Sheva ee koonfurta Israel.

Haweeneyda ayaa ka soo muuqan doonta maxkamadda galinka dambe ee Isniinta. Mr Haniyeh laftiisu wuxuu ku nool yahay caasimadda Qatar ee Dooxa.

More in focus

To Top