Connect with us

somalilandtoday.com

Abiy Axmed oo Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Raysal Wasaare ku xigeen Itoobiya

focus

Abiy Axmed oo Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Raysal Wasaare ku xigeen Itoobiya

Abiy Axmed oo Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Raysal Wasaare ku xigeen Itoobiya

Raysal Wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka  Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024.

Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo gudoomiyaha Golaha shucuubta Ethiopia.

Sidoo kale Aadan Faarax ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday  Madaxweyne ku xigeen.

More in focus

To Top