Connect with us

somalilandtoday.com

Doorashooyin xasaasi ah oo barri ka dhacaya Turkiga

focus

Doorashooyin xasaasi ah oo barri ka dhacaya Turkiga

Doorashooyin xasaasi ah oo barri ka dhacaya Turkiga

Turkiga ayaa maalinta barri ah qabanaya doorashada golayaasha deegaanka iyo dowladaha hoose ee dalka oo dhan.

Doorashada sanadkan ayaa imanaysa iyadoo xisbiga AK ee madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu isha ku hayo inuu dib u hanto gacan ku haynta magaalada Istanbul, oo ah magaalada ugu weyn dalka Turkiga.

Natiijada ka soo baxda doorashooyinkan ayaa la filyaa in ay wax badan ka bedesho siyaasadda Turkiga.

More in focus

To Top