Connect with us

somalilandtoday.com

Gobolka Florida oo caruurta ka mamnuucay baraha bulshada

focus

Gobolka Florida oo caruurta ka mamnuucay baraha bulshada

Gobolka Florida oo caruurta ka mamnuucay baraha bulshada

Gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa meel-mariyey sharci, si aad ah u xakamaynaya in caruurta da’da yari ay adeegsan karaan baraha bulshada.

Sharcigan ayuu qalinka ku duugay badhasaabka gobolka Florida Ron DeSantis maalinimadii Isniinta.

More in focus

To Top