Connect with us

somalilandtoday.com

Dowladda Mareykanka oo baadhis ku billowday shirkadda diyaaradaha ee BOEING.

News

Dowladda Mareykanka oo baadhis ku billowday shirkadda diyaaradaha ee BOEING.

Hay’adda maamusha duulimaadyada Mareykanka ee FAA ayaa baadhis xooggan ku haysa shirkadda diyaaradaha rakaabka soo saarta ee BOEING.

FAA ayaa dhowaan amartay in baadhis lagu sameeyo warshadda shirkadda Boeing ay ku leedahay magaalada Seattle, halkaasi oo lagu farsameeyey diyaaradaha 737 Max.

Tani ayaa ka dambeysay ka dib markii diyaarad nooca 373 Max ah uu albaabkeedu go’ay xilli ay hawada ku jirtay. Dhacdadan ayaa saameyn adag ku yeelatay shirkadda.

More in News

To Top