Connect with us

somalilandtoday.com

Meta oo soo bandhigtay sida Dadka jooga Kenya ay lacag uga sameyn karaan Facebook iyo Instagram

focus

Meta oo soo bandhigtay sida Dadka jooga Kenya ay lacag uga sameyn karaan Facebook iyo Instagram

Meta oo soo bandhigtay sida Dadka jooga Kenya ay lacag uga sameyn karaan Facebook iyo Instagram

Dowladda Kenya iyo Shirkadda internet-ka ee Meta oo iska kaashanaya sidii fursadaha adeegyadda Xayaysiinta ee Facebook iyo Instagram loogu furi lahaa dadka ka shaqeeya barahaasi online-ka ee Kenya, ayaa shaaciyay in laga bilaabo bisha June ee sanadkan ay dadka ka shaqaysta barahaasi online-ka ay awood u yeelan doonaan inay dhaqalo ka sameeyaan adeegyada xayaysiinta ee shirkadahaasi

More in focus

To Top