Connect with us

somalilandtoday.com

Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Oo Muddo 16 Maalmood Ku Xidhan Magaalada Muqdisho

focus

Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Oo Muddo 16 Maalmood Ku Xidhan Magaalada Muqdisho

Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Oo Muddo 16 Maalmood Ku Xidhan Magaalada Muqdisho

Waxa muddo 16 maalmood magaalada Muqdisho ku xidhan dhallinyaro ka soo jeedda Somaliland kuwaas oo xabsiga loo taxaabay ka dib dilkii loo geystay Allah haw naxariistee Marxuum Cabdinasiir Muuse Dahable kaas oo lagu dhex dilay gurigii uu degganaa oo ku yaalley xaafadda Buulla-Xuubeey.

Dhallinyaradan xabsiga ku jirta oo ah 6 xubnood ilaa hadda laguma soo oogin wax dacwada oo loo haysto, lamana hor geynin laamaha garsoorka sida uu sharcigu dhigayo.

Sidoo kale, xildhibaannada iyo xubnaha dawladda ku jira ayaan iyaguna ka hadal dhallintan xabsiga maalmaha badan ku jirta, maxkamad la’aan.

More in focus

To Top