Connect with us

somalilandtoday.com

La-talihii madaxweyne Biixi oo ka degay magaalada Muqdisho

focus

La-talihii madaxweyne Biixi oo ka degay magaalada Muqdisho

La-talihii madaxweyne Biixi oo ka degay magaalada Muqdisho

Cabdiwaaxid Cabdiqaadir, latalihii madaxweyne Biixi, ee arrimaha Bulshada Somaliland ayaa tegay magaalada Muqdisho, isoo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya.

Cabdiwaaxid, ayaa la sheegay in uu todobaadkii hore gudbiyay iscasilaadiisa xilka uu hayay xukuumadda Somaliland.

Siyaasigan ayaa ka soo jeeda gobolka Sool gaar ahaana degmda Adhicaddeeye.

More in focus

To Top