Connect with us

somalilandtoday.com

Shirweyne Caalami Ah Oo Bishan March Ka Dhici Doona Somaliland

focus

Shirweyne Caalami Ah Oo Bishan March Ka Dhici Doona Somaliland

Shirweyne Caalami Ah Oo Bishan March Ka Dhici Doona Somaliland

Magaalada Hargeysa ee Somaliland 5 march 2024, waxaa ka dhici doona shirweynaha 11-aad Dhaqaalaha Islaamka (11th Islamic African Finance Summit).

Shirweynahan oo ay iska kaashadeen Hay’adaha Dawladda gaar ahaan hay’adda Caymiska iyo Baanka Dhexe ee JSL, shirkan oo ay ibafurkiisa leedahay Hay’adda Caalamiga ah ee Al-Huda CIBE, waxa ka soo qaybgeli doona wufuud caalami ah iyo Aqoonyahan ku Takhasusay Dhaqaalaha islaamka, waxaana uu ka Qabsoomi doonaa Hotel Ambassador, iyadda oo shirkan kii ka horreeyey lagu qabtay wadanka Gambia, balse sanadkan waxaa Fursadda Qabashadda shirka ku Guuleystay Geeska Africa gaar ahaan Somaliland.

More in focus

To Top