Connect with us

somalilandtoday.com

Qaabkii ay Golaha Guurtidu u ansixiyeen xeerkii Doorashooyinka

focus

Qaabkii ay Golaha Guurtidu u ansixiyeen xeerkii Doorashooyinka

Qaabkii ay Golaha Guurtidu u ansixiyeen xeerkii Doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerarka Doorashooyinka Somaliland.
Wax ka bedelka Guurtidu ayaa ku salaysan heshiiskii guddidii labada Golle ay dhawaaan Gaadheen.


66 xildhibaan oo fadhiyay ayaa ansixiyay hal xildhibaan ayaa diiday, waxaan xeerka isla maanta loo gudbin doonaa golaha wakiillada oo iyaguna u gudbin doona Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top