Connect with us

somalilandtoday.com

In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo maanta shir uga Furmay Hargeysa

focus

In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo maanta shir uga Furmay Hargeysa

In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo maanta shir Hargeysa uga Furmay.

Lama oga illaa hadda arrimaha ay ka wada-hadleen balse xoguhu waxa ay sheegayaan inay ka tashanayaan sidii loo xal loogu raadin lahaa marxalada adag ee ay Somaliland gashay ee la xidhiidha muranka dabada dheeraaday ee xeerka doorashooyinka.

More in focus

To Top