Connect with us

somalilandtoday.com

Nuxurka kulanka maanta ka dhacaya Madaxtooyadda

focus

Nuxurka kulanka maanta ka dhacaya Madaxtooyadda

Nuxurka kulanka maanta ka dhacaya Madaxtooyadda

Waxa maanta madaxtooyada kulan si weyn indhaha looga hayo ku yeelanaya  Madaxweyne Muuse Biixi, shirgudoonka labada golle iyo guddoomiyaha maxkamadda sare, waxaana la filayaa inay ka wadahadlayaan xeerkii doorashooyinka ee horyaal golaha guurtida ee la filayay inay maanta isniin ah guurtidu meel mariso, balse guddoomiyaha guurtidu fasax galiyay ilaa sabtida golihii.

Xeerka doorashooyinka oo muddaba soo jiitamayay ayay hore heshiis rasmi ah uga gaadheen labada golle ee wakiillada iyo guurtida waxa kaliya ee la sugayaa waa inay dhaqan-geliyaan.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top