Connect with us

somalilandtoday.com

Maayirkii degmada Sallaxley oo xilka laga qaaday

focus

Maayirkii degmada Sallaxley oo xilka laga qaaday

Maayirkii degmada Sallaxley oo xilka laga qaaday

Golaha deegaanka degmada Sallaxley ayaa saaka doortay Mayor iyo mayor ku xigeen cusub iyaga oo xilkii ka qaaday maayirkii iyo ku-xigeenkii hore.

Eng Maxamed Cabdi Haariye ayaa loo doortay Mayor ka degmada Sallaxley Halka ku xigeenkiisana loo doortay Maxamuud Baddel Guuleed.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top