Connect with us

somalilandtoday.com

“Guddoomiye cusub ayaanu dooranaynaa haddii..” Xildhibaanada golaha guurtida oo xil ka qaadis ugu hanjabay shir guddoonkooda

focus

Guddoomiyaha golaha guurtida Saleeban Maxamuud Aadan ayaa saaka golihiisa  ku  wargeliyey in fadhigu fasax yahay oo shirgudoonka looga yeedhay xarunta madaxtooyada.

Xildhibaanada Guurtida ayaa diiday in fadhiga saaka la fasaxo, waxaana ay sheegen in aanay  Golaha ka bixi doonin oo ay Shirgudoon cusub dooran doonan, haddii uu Saleeban Golaha xidho.

Ergo Xildhibaano ah oo Mucaaridka ka socota ayaa Xildhibaanada diiday inay Golaha ka baxaan ka codsatey in maanta ay tanaasul u sameeyan Saleeban oo codsigiisa aqbalaan, Halkan hoose ka DAAWO

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top