Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo saaka lagu xidhay magaalada Hargeysa.

focus

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo saaka lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo saaka lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Abwaan/qoraa Cabdiraxmaan Abees ayaa saaka lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa.

Abwaanka oo toddobaadkii hore magaalada Hargeysa kusoo badhigey Buuggiisa MAYAL oo ku dhaliilayay Madaxweyne Biixi iyo xukuumadiisa.

More in focus

To Top