Connect with us

somalilandtoday.com

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyey

focus

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyey

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyey

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa beeniyay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya in Xaruntooda la iibinayo.

War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa waxa uu dhignaa sida tan:

“WAR-SAXAAFADDEED:

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxaa uu beeninayaa wararka been-abuurka ah ee lagu faafiyey baraha bulshada ee lagu sheegay in la iibinayo xarunta guud ee KDQ.

Sidaa daraadeed KDQ wuxuu ku wargelinayaa guud ahaan bulshada iyo saxaafadda JSL ba in warkaasi yahay wax-ba-kama-jiraan, waxaanu ku boorinaynaa innay ka fogaadaan falkinta iyo faafinta wararka been-abuurka ah.

Allaa Mahad Leh”

More in focus

To Top