Connect with us

somalilandtoday.com

Faysal Cali Waraabe oo soo bandhigay qaab fudud oo lagu xalin karo khilaafka cusub ee Doorashooyinka.

focus

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrintan heshiis ka gaadhaan.

Akhri qoraalka guddoomiyaha.

Xalka maanta laga ga baxaayo khilaafka cusub . Dalkona Ku badbaadiyo

1- Ha la joojiyo hadalada  xanafta leh Ee miidiya la isku marinayo

2. Labada shirgudoon  Ee labada aqal ha wadda fadhiistaan

3. ⁠Labadi xeer qabyo ha la isla eego. Nuqol la isla ogalyahay ha laga so saaro.

More in focus

To Top