Connect with us

somalilandtoday.com

Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland oo ka hadashy diyaarad ay Soomaaliya sheegtay in laga celiyay garoonka Hargeysa

focus

Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ka hadashy diyaaradda Soomaaliya sheegtay in maanta laga celiyay garoonka Hargeysa

Qoraal ay hay’adu soo saartay ayaa waxa ay ku tidhi sida tan:

“War Murtiyeed kooban:

Hayadda Duuulista iyo Madaarada JSL waxay bulshada la wadaagaysaa in Madaarka Caasimada ee Cigaal  iyo Madaarada kale ee dalkuba ay maanta marti galiyeen duulimaadyadii joogtada ahaa. 

Waxa kale oo Hayadda Duulista iyo Madaarada JSL ay dadweynaha ogaysiinaysaa inay socdaan shirar muhiim ah oo ku saabsan arimaha Hawada JSL, Goaanada shirarkaasna ay wakhtiga ku haboon bulshada la wadaagi doonto.

Ugu dambayn Ma jirto diyaarad laga leeyahay Thailand oo xamuul ah oo maanta imanaysay Somaliland ama soo kacday  oo hawada laga celiyay.”

More in focus

To Top