Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha dalka JABUUTI oo iclaamiyay shir deg deg ah oo ka dhanka ah heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

focus

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in shir deg deg ah oo lagaga hadlayo heshiiska dhanka badda ee ay wadagaleen Somaliland iyo Itoobiya.

Shirkaan oo ka dhici doona 18-ka bishaan dalka Uganda ayaa looga jawaabayaa baaqii Soomaaliya ee ahaa in wadamada IGAD kulan ay ka yeeshaan heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Dowladda Jabuuti ayaa u muuqata inay door firfircoon ka qaadaneyso sidii loo dejin lahaa xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo xubno muhiima ka ah ururkaan IGAD.

More in focus

To Top