Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Masar oo martiqaad u fidiyey Xasan Sheekh Maxamuud

focus

Madaxweynaha Masar oo martiqaad u fidiyey Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Masar oo martiqaad u fidiyey Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku tago dalkaasi, sidaasi waxaa tebisay wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya ee SONNA.

Marti-qaadkan ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu soo gaadhsiiyey wafti sare oo ka socday dawladda Masar oo booqasho ku yimid Muqdisho iyaga oo la shiray madaxweyne Xasan Sheekh Axaddii.

Waxay wakaaladdu qortay in intii uu socday kulankaas ay wafdigu ku celiyeen in madaxweyne Al-Siisi uu si aan leexleexad lahayn u taagersan yahay gobannimada, midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya.

More in focus

To Top